Fanproj.com Hoyga fanka & filimada  High quality movies

You can find us:

Switzerland, Netherlands, Somalia


Webmaster:

Tel: +31 (0) 64 366 0818

Email: webmaster@fanproj.com

Fanproj Productions S   I   T   e   m   a   p Home
Home Films Songs Forum About Us Contact Us

Song of the day

Heesta Maanta

Register | Login

Home Faaliyaha Qaranka Yaanu nahay maxaanse qabanaa Home Nagala soo xiriir Hindi Af Somali Riwaayado Filimada Cusub Filimo American
CILAD BIXIN Fanproj productions

Waa maxay howsheedu Fanproj?

Fanproj Waa shirkad ay leeyihiin dad walaalo ah (Family Company)
waxaa la aasaasay 10 October 1984, waxaana maalgaliyay Guddoomiyaha Fanproj Ing. Abubakar Mohamed.
X
iligaas lagu magacaabi jiray Studio & Stereo Fanproj howsheeduna wuxuu ahaan jiray.



Wuxuu xarunteeda ku ooli jiray Magaalada Muqdisho ee Dalka Somalia gaar ahaan degmada Xamar Jabjab
Ex agagaarka Bar Stella.

Shirkadda wuxuu shaqeynaayay 1984 ilaa 1989 kadib howsheedu way istaagtay waxaana sababay xaaladda magaalada Muqdisho oo sii xumaaday.

Sanadki 1995 ayaa howsheedu dib u bilowday waxaana dib loogu aasaasay Magaalada Bern ee dalka Switzerland, Waxaana hogaaminayay Mohamed Abubakar.

Laga bilaabo sanadki 1996 waxaa dib loogu howl bilaabay Magaalada Muqdisho sanad walboo lasoo gudbana casriga ayay la socdaan qalabyada ugu danbeyay ayayna adeegsadaan si ay macaamiishooda u qanciyaan.







Waa maxay micnaha Fanproj?

Fanproj waa ereyo lasoo gaabiyay oo xikmad ku saleysan taasoo ah FANtastic PROJect (Fantastic Project) ee uu micnahiisu yahay
Mashruuc Cajiib ah, waxaa iska kaashadeen bixinta magacan dad ku dheereeya fikradaha magac bixinta shirkadaha & qorsheynta mowduuca ganacsiga kuwaasoo kala ah.




More Info Email us: fanproj@fanproj.com

IF U WANT TO CONTACT US DIRECT

Hadii aad u baahan tahay in si toos ah inoola soo xiriirto




Click Here

Duubista Filimada sida:

  • Aroosyada
  • Xafladaha
  • Dhalashooyinka
  • Dabaal degyada
  • Tartanada
  • Wareysiyada
  • Dhacdooyinka
  • Bandhigyada
  • Video clip yada
Adeegyada Fanproj Productions services & Entertainment